naa kasoo bax qolka madoow, aduunkii wad ka hadhay ", maxaa heley timahagii qurxonaa, Aaway wajigagii dhalaalayey , alaaaaah hadh iyo habeeen , kulayl iyo qabow dhardhaadheer o culus unbaad xidhan tahay , naa hadaba ma jinn baaa kugu jira waa maxay sidani??? akhriso shekada amina waxan rajaynayaa inaad ku raxaysataan akhrinta ! mahaddsanid,,