G18Som by_Mr.Nation

19 0 1
                                    

Author: Mr. Иаtiфп

Abdi-Yare Hussein

GOBALADA SOMALIA IYO DAGAMOYINKODA

1- OWDAL :-

*Baki

boorame

lug hayo

zaylac

2- Banaadir

*Mogadishu wa casimada dalka

kaxda

cabdi casiis

boondheere

daynile

xamar jajab

xamar weyne

hawl wadaag

heliwaa/huriwaa

hodan

kaaraan

shangaani

shibis

waaberi

wadajir

wardhiigley

yaaqshiid

dharkeynley

3- BARI:-

*Boosaaso

caluula

badarbeyla

ufayn

waaciya

qandala

qardho

xaafuun

isku shuban

4- TOGDHEER:-

*Burco

buuhoodle

shiikh

oodweyne

5- SOOL:-

*Laas-caanood

caynabo

xudun

taleex

6- GALGADUUD

*Dhuusa-mareeb

cadaado

ceelbuur

ceeldheere

caabud waaq

7- HIIRAAN:-

*Baladweyne

buulo-burde

jalalaqsi

matabaan

8- GEDO:-

*Garbahaarey

baardheere

beledxaawo

doolow

ceel-waar

luuq

9- WAQOYI-GALBED:-

*Hargeysa

berbera

gebilay

10- MUDUG:-

*Galkacayo

galdogob

xara dheere

hobyo

jiriiban

11- SH.DHEXE:-

*Jawhar

balcad

cadale

aadan-yabaal

12- SH. HOOSE:-

*Marka

afgooye

baraawe

qoryooley

13- BAY wuxuu ka kooban yahay shan degmo

baydhabo waa caasimada gobolka

buurxakabo

diinsoor

qansaxdheere

bardaale

14- Bakool wuxuu isna ka kooban yahay shan degmo

xudur waa caasimada gobolka

ceelbarde

rab dhure

tiyeglow

biyooley

15- Jubada dhexe wuxuu ka kooban yahay afar degmo

bu'aale oo caasimada ah

dujuma

jilib

saakow

16- Sanaag wuxuu ka kooban yahay afar degmo

ceerigaabo waa caasimada gobolka

ceel afweyn

laasqoray

badhan

17- Jubada hoose wuxuu ka kooban yahay shan degmo

kismaanyo oo caasimada ah

afmadow

badhaadhe

xagar

jamaame

18- Nugaal wuxuu ka kooban yahay afar degmo

garoowe waa caasimada gobolka

dangorayo

ayl

burtinle

You've reached the end of published parts.

⏰ Last updated: Apr 06, 2013 ⏰

Add this story to your Library to get notified about new parts!

G18Som by_Mr.NationWhere stories live. Discover now