Ama xeel ku nool noqo
Ruux lagu xammaashoo
Is xaraashay waa hore.

Ama xoog ku nool noqo
Xoolaha danleydiyo
Xaaraanta lagu sedo.

Ama xeer ku nool noqo
Xalaal quute maarmoo
Iimaanku xidhi karo.
  • JoinedJune 20, 2021



Stories by Barkhad Hassan
DAREEN & DURUUF by barkhadhassan
DAREEN & DURUUF
Waa sheeko ku saabsan dareen jacayl iyo duruufaha nolosha ee adag kuwaasi oo uu wajahayo qofka jacayl daris l...
TUSMO IYO TUKAALE by barkhadhassan
TUSMO IYO TUKAALE
Waa sheeko dhex maraysa wiil reer miyi ah iyo gabar reer magaal ah, waana sheeko salka ku haysa haasaawe dhaq...
ranking #64 in peotry See all rankings